Itoobiya oo markii ugu horeysay taariikhda Madaxweyne u dooratay Haweeney

Baarlamanka Dalka Itoobiya ayaa saaka u doortay Madaxweyne Haweeneey lagu Magacaabo Sahle-Work Zewde, markii uu is-casilay hoggaamiyihii hore, Mulatu Teshome sida ay sheegtay Warbaahinta Qaranka Dalkaasi Itoobiya ee Fana. Ms Sahle-Work ayaa ah khabiir in badan kasoo shaqaysay Qaramada Midoobay, lehna aqoon maamul iyo waaya argnimo wanaagsan. Hadal kooban oo ay ka hor-jeedisay Baalmanka ayay … Continue reading Itoobiya oo markii ugu horeysay taariikhda Madaxweyne u dooratay Haweeney